Xaflad ay ku qalan Jebinaayeen ku dhawaad 30 Arday Oo Baydhabo lagu qabtay.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin Culimaa’udiin iyo Marti sharaf kale, taasi oo ay ahayd sidii loo dhiiri gelin lahaa Ardeydaan ka qalin bedeletey Machadka Shaamil Culuumu Shareeca Dufcadii koowaad Sodon Ardey,islamarkaana la baraayey Akhriska iyo qoraalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya