Dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool Dhoobley oo codsaday in la caawiyo.

0
175

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Bulshada kunool degaanada Soomaalida  waxaa ay yihiin dad qaba baahiyaha gaara una baahan in siyaabo kala duwan looga caawiyo dhibaatooyinka aysan tahli karin ee soo wajaha xiliyada qaar Dadka naafada ah ayaa inta badan helin daryeel iyagoona qaar kood ay nolasha caqabado badan kala kulmaan Dadkan baahiyaha gaarka ah ee ku nool degmada dhoobley ayaa sheegay in aysan helin waxyaabaha nolosha asaasiga u ah ayna u baahanyihiin garab istaag.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya