Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maandooriyaha ama Daroogadu waa shay kasta oo sababa isbeddel ku dhaca jirka , caqli ama mid nafsiyan ah, bulshadeena marka laga hadlayo maandooriyaha si weyn ayuu saameyn ugu leeyahay,waxaana isticmaalo dhalinyaro aad u da`yar iyo sidoo kale dad waaweyn.
Dr Shaafi Axmed nuur oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala xaruumaha caafimaad ee ku yaala Dhoobley ayaa bulshada uga digay Cabida Sigaarka.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya