Tababar looga hadlayay sare u qaadista tayada Biyaha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay tababar looga hadlayay sare u qaadista tayada Biyaha iyo sidii bulshada ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah, waxana tababarkan uu socon doonaa muddo shan maalmood ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa