Ganacsatada iibisa Moobeelada ee Magaalada Beydhabo oo ka hadlay dhaqdhaqaaqa ganacsi Iyo qorshaha sanadkaan Cusub.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha ganacsi Magaaalada Baydhabo ee lagu iibiyo moobeelada ayaa sheegey in sanadkaan dhamaadey ee 2022 in dalka soomaaliya ay soo gaareen moobeelo kala duwan oo shirkadooyin badan ay soo sareen gaar ahaan shirkadda Samsung kuwaasi oo si aad ah suuqyada ay u galeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya