Gudoomiyaha ururka dhalinyarada degmada Cadaado Galmudug oo sheegay inuu wax kaqabanayo shaqo la,aanta dhaliyarada haysata.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo dhawaan Dhalinyarada ku dhaqan Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug ay qabsadeen doorasho ay ku soo doorteen hogaanka sare ee ururka Dhalinyarada ee degmadaasi ayna Guddomiye u doorten Maxamed Axmed Cali oo kamid ah dhalinyarada aqoonyahanada ee deegaankaasi ayaa waxaa uu sheegay gudomiyaha ladoortay inuu wax ka qaban doono baahiyaha iyo duruufaha adag ee ku gidaaman Dhalinyarada ku dhaqan Degmada Cadaado iyo Deegnaada hoos yimaada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya