Mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee Baladweyne oo muddo 48 sano ah nolosha reerkiisa ka mareeya tolista dharka.

0
114

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdulahi Mataan Cadar waa 55 sano jir ah ku nool magaalada Baladweyne islamarkana ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba laga soo bilaabo sannadkii 1974-dii ilaa hadda wuxuu nolosha reerkiisa oo ka kooban laba qoys oo mid kaste uu ka kooban yahay 8 ruux uu ka mareeya tolista dharka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya