Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Haweenka Jubbaland gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada u dhistay xarun wayn oo dumarka u gaar ah taas oo ay hada ka dib ku soo bandhigi doonaan wax qabadkooda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya