Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Mukhtaar Kaamil ayaa si wada jir ah magaalada kismaayo ooga dhagax dhigay Machadka Cilmi Baarista iyo Dowlad Wanaagga ee Jubbaland.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya