Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Daah-furay Kulan Aqoon iswaydaarsi ah,kaas oo loo qabtay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Jubbaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya