Dadka deegaanka Raas-kaambooni oo codsaday in lagala qeyb qaato dhismaha garoon diyaaradeed.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool deegaanka Raas-kaambooni ayaa  bilaabay wajiga labaad ee qardaaynta iyo dhir ka gurista dhul loogu tala galay in laga dhiso garoon diyaaradeed, kaas oo uu dhawaan dhagax dhigay gudoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya