Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdi Casiis Ciro oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Baladweyne ayaa ku booriyay bulshada magaaladaasi inay iska talaalan cudurada dabeeysha, Jadeecada iyo xanuunada kale si loo helo bulsho caafimaad qabta.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya