Wasiirka Cadaaladda Hirshabeelle oo Jowhar Kulan kula qaatay Howlwadeennada Maxkamadaha Gobolka.

0
107

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Cadaalada Hirshabeelle Maxamuud Wabar Xasan ayaa Waxa uu kormeeray Xafiisyada Maxkamadaha Gobolka Shabeellaha dhexe  iyo kuwa Degmada Jowhar Waxana wasiirka kormeerka ku wehlinayay ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maamulka Hirshabeelle.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya