Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku shaqeysata gaari dameerada ee keena dhista lagu dhisto guryaha ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay noloshooda uga maareeyaan iibinta dhista iyo caqabadaha ay kala kulmaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya