Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalka Britain, gaar ahaan mandaqadaha England, Wales iyo Waqooyiga Ireland ayaa markii ugu horeysay abid kal-kaaliyaasha caafimaadka ay billaabeen laba maalmood oo shaqo-joojin kumeel gaadh ah.
Kalkaaliyayaasha caafimaadka iyo dowlada ayaa in muddo ah isku hayey mushaharka ay shaqaaluhu qaataan oo ay ka cabanayeen.
Arintan ayaa waxaa ay saameyn xoogle ku yeelatay dhamaan goobaha caafimaadka dalka UK waxaana socdo da,daalo arintan xal loogu helayo.