WARARKA Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley oo ka hadlay baahiyaha ay u qabaan helidda garoon kubadeed. By admin - December 16, 2022 0 108 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay baahiyaha ay u qabaan in ay helaan salaxyo ay ku ciyaaraan kubada cagta. Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/12/warka-khadar-dhalinyarada-ku-noo-dhoobley-oo-kawarbixiyay-baahiya-ay-uqabaan-in-ay-helaan-garoono-salaxyaa.mp3