Wasiirka Wasaaadda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Soomaaliya oo ka warbixisay doorka ay ka qaadan doonaan dhir beerista deegaanada Jubbaland.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaadda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Xildhibaan Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi ayaa warbahinta ugu warbixisay doorka ay ka qaadan doonaan dhir beerista deegaananada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa