Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiro katirsan maamulka Galmudug ayaa kormeer qiimeyn ah ku tagey deegaanka Dhinowda oo 30KM ujira degmada Garacad ee gobolka Mudug oo saameyn uu ku yeeshey bacaad ku rogmadey.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya