Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Sacuudiga

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Carabta iyo Shiinaha kaas oo looga hadli doono iskaashiga iyo horumarka.

Sidoo kole,  maadxweyanaha ayaa waxa uu kulamo goni gooni ah la qaadan donaa maadxda dalkasi sacuudiga iyo madaxda ka soo qeyb gashay shirk aka furmaya dalka sacuudiga oo loogu hadli doona Iskaashiga iyo hormarka.

Dalka Sacuudiga aya waxaa ku sii qul qulqulaya madaxada wadamada Afrika kuwaasi oo halakasi u tagay sidii ay uga qeyb gali lahayeen shirka u dhaxeeyo Shiinaha iyo Sacuudiga kaas oo looga hadli doono ariamaha is kaashiga iyo hormarka.