Xuska Maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada oo Maanta ku began.

0
130

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa 5 Disembar sanadkii 1985 u aqoon satay Maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya