WARARKA Maamulka Degmada Kismaayo oo dadka ku shaqeysta gaari dameerada uga digay iney dameeraha saaraan rar culus. By admin - November 29, 2022 0 203 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa digniin ka soo saaray gadiidka loo qayaano gaari dameerada ku waas oo aad ugu badan Magaalada Kismaayo ayna ku shaqaystaan dadka danta yar.Khadar Axmed Salaan https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/11/warka-khadarr-Maamulka-degmada-Kismaayo-oo-dadka-ku-shaqaysta-gaari-dameerada-uga-digayn-in-dameeraha-ay-saaraan-rar-culus..mp3