Odayaasha dhaqanka iyo Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in laga hortago bur-burka qoysaska.

0
161

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odayaasha dhaqanka iyo Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in laga hortago bur-burka qoysaska.Maxamed Cali Samow