Munaasabad xadhiga loogaga Jarayay Kaalin cusub oo Shidaal oo lagu qabtay Degmada Dhoobley.

0
209

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daah furayay Kaalin cusub oo Shidaal ayaa lagu qabtay Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.Xasan Maxamed Cabdullaahi