Wasaaradda Hawlaha guud & guryeeynta Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay dib u dejinta dadka ay saameysay abaarta.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Hawlaha guud & guryeeynta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay dardargalinta dib u dejinta dadka ay saameysay abaarta.Khadar Axmed Salaan ayaa warbixin inooga diyaariyey