WARARKA Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo ka Warbixisay Saameynta Gudniinka Fircooniga iyo Sida Lagu Joojin karo. By admin - November 15, 2022 0 201 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda haweenka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdullahi Juraati ayaa ka warbixisay saameynta gudniinka fircooniga iyo sida lagu Joojin karo.Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixin inooga diyaariyey https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/11/Warka-Xasan-Wasiirka-Haweenka-Jubbaland-oo-kawarbixisay-Saameynta-Gudniinka-Fircooniga-iyo-sida-lagu-joojin-karo.mp3