Gudoomiyaha Haweenka Degmada Kismaayo oo ka Warbixisay Haweenka iyo sida ay uga Faa’iideystaan Xirfadaha Fudud ee La baro.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Haweenka Degmada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa fah-faahin ka bixisay Haweenka iyo sida ay uga Faa’iideystaan Xirfadaha Fudud ee La baro.Maxamed Cali Samow ayaa warbixintan inooga diyaariyey