Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixiyay khatarta ay Leedahay isticmaalka Sharoobooyinka ay joojisay WHO.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay Qatarta ay Leedahay isticmaalka Sharoobooyinka ay joojisay Hey’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO.Maxamed Cali Samow ayaa warbixin inooga diyaariyey