Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku nool Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in ay tagan tahay xiligan waqtigii haweenka loo hiilin laha lagana qeyb galin lahaa dhismaha gollaha deegaanka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya