Caruur la il daran nafaqadaro oo la dhigay xarumaha caafimaadka kenya.

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha caafimaadka Kenya ayaa la tacaalaya kumannaan carruur ah oo nafaqo-darro la il-daran, waxaana carruurtan laga kala keenay dhulka miyiga ah.

Maamulka magaalooyinka ayaa sheegay in carruur ay tiradoodu 30-kun kor u dhaafeyso ay la liitaan nafaqo-darro, kuwaas oo haddii aan si degdeg ah loo nafaqo-celinin u helin qarka u saaran cudurro kale amaba geeri.

Hay,adaha Gargaarka dalka Kenya ayaa wado gurmadyo kala duwan oo lagu caawinayo heerka nafaqo daro ee kajirta Kenya.