WARARKA Sare u kaca Ku yimid qiimaha sonkorta oo saameyn ku yeeshay haweenka danyarta ah ee ganacsiyada yaryar ku leh degmada Dhoobley. By admin - October 25, 2022 0 215 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u kaca Ku yimid qiimaha sonkorta ayaa saameyn ku yeeshay haweenka danyarta ah ee ganacsiyada yaryar ku leh Degmada Dhoobley. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/Warka-firdawsa-Sare-u-kaca-ku-ymid-qiimaha-sonkorta-oo-saamay-ku-yeeshay-haweenka-danyarta-ah-ee-ganacsiyada-ku-leh-degmada-dhobley.mp3