Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barshadda farsmadda gacanta ayaa ku soo badaneysa magaaladda Kismaayo waxaana ka jira dugsiyo lugu barto farsmada gacanta tasoo ay soo kordhisay in ka faii’deen qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Kismaayo
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya