Rishi Sunak oo noqonaya Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rishi Sunak ayaa noqonaya ra’iisal wasaaraha xiga ee UK kaddib markii Penny Mordauntay daqiiqadihii ugu dambeeyay isaga hartay tartanka .

Sunak ayaa xilka kala wareegaya Liz Truss, todoba isbuuc kaddib markii ay isaga ugu adkaatay doorashadii tan ka horeysay.

Wuxuuna noqonayaa Rai’sal wasaarihii ugu horeeyay oo British-Asian ah oo qabto xilka ra’iisal wasaare isagoo 42 sano jir ah, taas oo ka dhigeysa kii ugu da’ada yaraa muddo qarni ah kaddib.