Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Xarigga ka Jartay Xarumo Waxbarasho oo Laga Hirgeliyey Deegaanada Waqooyiga Kismaayo.

0
166

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa waxa laga xariga jaray xarumo waxbarasho oo ay wax ku baran doonaan dadka ku nool deegaanadaasi.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya