WARARKA Aabo Soomliyeed oo ku nool Baladweyne oo abuurtay xirfad shaqo uu qoyskiisa ku dabaro By admin - October 24, 2022 0 200 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Xasan Adaan waa aabe Soomaliyeed oo ku nool baladweyne islamarkaana ku shaqeysto xirfada sameynta barkimaha iyo tolista dharka joodariyasha. Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/Warbixin-samow-abe-soomaaliyeed-oo-noloshiisa-ka-mareeya-sameynta-barkimaha.mp3