Wasaarada howlaha guud iyo guriyeenta Jubaland oo ka warbixisay qorshe wasaaradu ay dib u dajin ugu sameneyso dadka ay abaartu saameysay ee ku noo Dhoobley.

0
220

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiwahab Maxamed Cali oo ah isu duwaha wasaarada hawlaha guud iyo guriyeenta jubaland ayaa ka warbixiyay qorshe wasaaradu ay dib u dajin iyo hoy ugu dhiseyso dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan degmada Dhoobley.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa