Wasaarada waxbarashada jubbaland oo ka warbixisay faa’idada uu leeyahay barnaamijka xogta keydinta ardeyga

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barnaamijka Keydinta Xogta Ardayga ee Iskuulaadka Dalka ee loo soo gaabiyo (EMIS) ayaa qeyb weyn ka qaatay habsami u socodka waxbarashada dalka

Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintaan ayaa inoo diyaariyay