Bulshada Baladweyne oo maamulka iyo ganacsatada ka codsatay in la iska kaashado sidii loo heli lahaa gaadiidka dab damiska.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baaldweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo halbowle u ah dhaq dhaqaaqa ganacsiga gobollada koonfurta iyo waqooyiga dalka ayaan laheyn gaadiidka dab damiska taasoo baahi weyn u qaban bulshada maadaam sannadihii la soo dhaafay dhowr jeer dab ka keceen goobo ganacsi islamarkana damintooda loo isticmaalay baaldiyaal iyo carro maadaam magaalada aysan laheyn gaadiidka dab damiska.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya