WARARKA Kawaanleyda Xaafada Boosniya ee Degmada Dhoobley oo codsaday in suuq u gaar ah loo dhiso By admin - October 21, 2022 0 190 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Kawaanleyda ku ganacsado Xaafada Boosniya ee Degmada Dhoobley ayaa maamulka degmada ka codsaday in suuq u gaar ah loo dhiso. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/Warka-Naxwo-kawanleyda-suuqa-cusub-ee-bosnia-oo-maamulka-degmada-ka-codsadey-in-ay-cawiyaan.mp3