Barakacayaal Ku nool kaamka mowlid laqaay oo codsaday in guryo loo dhiso.

0
205

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Barakacayaasha Ku nool kaamka mowlid laqaay ee degmada dhoobley ayaa maamulka jubbaland iyo hay’adaha samafalka ka codsaday in hoy loo dhiso.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay