Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaalida ayaa ah qawmiyad sameysatay xeer dhaqameed ay ugu tala galeen inay ku xaliyaan hadii uu dhaco muran nooc walba ku saabsan
Qaar kamid ah odaayasha dhaqanka ee ku nool degmada dhoobley ayaa sharraxaad ka bixiyay Garsoorkii hore ee Soomaalida.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan
ku eegeysa