Gudoomiyaha ururka haweenka deegaanka Buulagaduud oo ka warbixisay xiliga la aas-aasay ururkaasi.

0
200

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha ururka haweenka deegaanka Buulagaduud Madiino Muuse Cali ayaa ka warbixisay xiliga la aas-aasay ururkooda ujeedka loo aas aasay iyo waxyaabaha uu qabto.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya