kulan looga hadlayay qorshaha istaraatiijiyadda waxbarashada Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulankan oo shantii sannaba mar la qabto isla markaana looga hadlo Qorshaha istaraatijiyada Waxbarashada, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaradda waxbarashada Jubbaland ,xubno kamid ah maamulka degmada Kismayo , masuuliyiin ka socday Ha’yadaha ka shaqeya arrimaha Waxbarashada iyo xubno matalayay bahda waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Samow