Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kumanaan qoys oo ay soo barakicisay abaartii baahsan ee ka jirta deegaanada Jubbaland gaar ahaan gobolada Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe ayaa degan Deegaanka Ceeljaale ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintaan inooga diyaariyay