WARARKA Bulshada ku dhaqan dhoobley oo guul u rajeeyey xulka qaranka somaliya ee 17 jirada ah By admin - October 13, 2022 0 196 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku dhaqan magaalada dhoobley ayaa guul u rajeeyey xulka qaranka somaaliya ee 17 jirada ah ee finaalka iska xaadiriyay ciyaaraha bariga iyo bartamaha afrika. Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/warka-samow-bulshada-degmada-dhoobley-oo-guul-u-rajeeyay-xulka-qaranka-somaliya-ee-17-jirada.mp3