Bulshada Dhoobley oo soo dhaweysay lacag la’aanta laga dhigay shahaadaa Dugsiga sare

0
233

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada somaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ardayda dhameysa dugsiyada sare ay lacag la’aan ku heli doonaan shahaadada dugsiga sare.

Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley gaar ahaan Ardayda dhigta Dugsiyada Sare, waalidiin iyo Macalimiinta ayaa siwadajir ah u soo dhaweyay lacag la’aanta laga dhigay shahaadada dugsiga sare.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan inooga diyaariyay