Bulshada ku nool Dhoobley oo ka aragti dhiibtay sida looga hortagi karo musiibooyinka u dabku kamidka yahay.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dabku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha asaasiga ah ee nolosha aadanahu ku tiirsan tahay oo aan sina looga maarmi Karin miyi iyo magaalaba

Habada qeybaha kala duwan ee shacabka ku nool magaalada dhoobley ayaa talooyin ka dhiibtay sida ugu macquulsan ee looga hortagi karo musiibooyinka u dabku kamidka yahay

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa