Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka mowliid laqaay waxaa uu kamid yahay kaamamka ku yaala magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose.
Qaar kamid barakacayaasha ku nool kaamka mowliid laqaay oo la hadlay warbaahinta sanguuni ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin dhanka nolosha sida xaalado caafimaad darro iyo hoy la’aan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay