Isticmaalka lacagaha qalaad ee Suuqyada Degmada Dhoobley oo hoos u dhigay qiimaha lacagta shilinka Soomaaliga ah

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tiknoloojiyadda casriga ah iyo isticmaalka lacagaha qalaad, adeegsiga lacagaha fudud ee lagu shubto taafoonada ganacta ayaa ah waxa saamaynta ugu wayn ku reebay lacagta shilinka soomaaliga.

Qaar kamid ah sariflayaasha ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa Radio Sanguuni uga warramay hoos u dhaca ku yimid qiimaha shilinka lacagta soomaaliga.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay