Dhoobley oo Horumarro xoggan ka sameyneysa Dhinacyada Dhismaha iyo ganacsiga.

0
203

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay ku talaabsaneesay hormaro kala duwan sida ganacsi dhismayaasha Casriga ah oo si xawaare leh uga socda Degmada.

Hormarka ganacsi iyo midka dhismaha ee Degmada ayaa waayadii danbe isasoo tarayay iyadoo ganacsatada Magaalada ay hirgaliyeen goobo ganacsi oo muhiim u ah Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa