Barakacayaal ku nool Degmada Dhoobley oo codsaday gar gaar Binii’aadanimo

0
209

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeyay ku soo badanayay dad barakacayaal ah oo ka kala yimid qaar kamid ah Deegaanada Jubaland iyo Gobolka bay kuwaasi oo abaarta ka dhacday dalka ay gacantooda dhaafisay xoolihii ay dhaqan jireen.

Qaar kamid ah Barakacayaasha ku nool kaam Qorax ee Degmada Dhoobley ayaa waxa ay Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Hay’adaha samafalka ka codsadeen in gargaar binii’aadanimo lala soo gaaro.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya.